تعليقات 3 على “أمطار الخير في صوماليلاند: نعمة مهدرة”

  1. يقول مؤسسة الرحيلي لتجارة المواشي:

    ماشاء الله تبارك الله
    اللهم اجعلها امطار خير وبركة ..ونسأل الله أن يغيث قلوبنا بالإيمان

  2. يقول راية الحقيقة:

    وهناك أخبار مطر من نوع آخر، أمطار نعمة البترول

    In kabadan kun qof ayaa laga qorayaa gobolka togdheer si ay ula shaqeeyaan sharikadda shidaalka iyada oo bariga iyo galbeedka magaalada Burco laga baadhay shidaal lagana qodayo ceelal. Waxaa shalay magaalada Oodweyne laga taagay dhismahii KAAMKII u horeeyey ee ay degi lahayd sharikkada shidaalka Genel Energy. Shariikadda Batroolka iyo gaasta ka qodaysa JSL ee Genel Energy oo sannadkii hore maamulayaasheedu ay Hargeysa u yimaadeen in ay sii xoojiyaan afar ceel oo ay ka qodayaan Hawdka Hargeysa iyo Hawdka Magaalada Burco ayaa doon u raranayd shariikadaas waxay ku soo xidhatay dekedda Magaalada Berbera. Doontaas oo wadday qallab iskugu jiray soddomeeyo gawaadhida Lancruizer-ka ah, qallabka lagu qodo ceelasha ee riiggagga, wiishash, dhuumaha shiidaalka iyo weliba qallab aad u tiro badan oo kale oo ah kuwa lagaga shaqeeyo shidaalka.

    Iyada oo badiba wararka la xidhiidha dhaq-dhaqaaqyada iyo weliba hawlaha shariikadaha batroolka ka qoda JSL laga dhigay qaar aad u qarsoon shaqada ay hayaan awgeed badankana aan loo gudbin warbaahinta ayaa sida wararka lagu hellayo waxaa shallay illaa maanta qalabkaas ka guraayey dekedda Berbera gawaadhi xamuul ah oo ay shariikaddu leedahay, kuwaasi oo u daabulayey xarumaha Shariikadda Genel Energy ay ka samaysanayso goobaha u dhaw ceelashada batroolka iyo gaasta laga qodayo.

    Shariikadda Genel Energy ayaa waxay sheegtay in ay ku bixinayso lacag dhan 40 illaa 80 Malyuun oo dollarka oo maraykan ah dilaacinta iyo qodista laba ceel oo kala ah Oodweyne iyo Caynabo kaasi oo ku qaadan doona in salliidda ugu horaysa laga soo saaro horaanta sannadka soo socda ee 2014-ka. Inshaa Allaah.

    Warbixin hor-u-dhac ah oo shariikadda Genel Energy ay ku daabacday boggooda wararka ayey ku sheegeen in ay kalsooni weyn ku qabaan xaddiga salliidda ah ee ku jira goobaha ay baadheen oo ay sheegeen in rajadii markii hore ay qabeen sii laban laabantay ka dib markii ay dhamaystireen baadhitaan dhulka hoostiisa ah oo ay ku sameeyeen goobahaas (sessimetic surveys).

    Shariikaddu waxay sheegtay in ceel kasta ay filayaan in ay ku jiraan salliid dhan 9 Bilyan oo Foosto ( Parel ) oo uu qiimeheedu ku dhaw yahay lacag dhan 1 Triliyan oo dollarka maraykanka ah.

    Media

  3. يقول مواطن من صوماليلاند:

    كيف أستطاع شعب عاش قبل ثلاثة ألاف سنة في منطقة سبأ اليمنية ، وبدون التطور التكنولوجي الحالي ، وبدون آلات أن يقيم سدا كبيرا ويسميه سد مأرب ، وينشئ حوله البساتين الغناء …

    بينما نحن في القرن الواحد والعشرين ، والمعرفة أصبحت على بعد نقرات بلوحة المفاتيح ، ونترك ماء الحياة يراق في المحيط الهندي ؟.

    كيف ؟.

اترك تعليقاً